Abdullahmohmed
  • Home page
  • About
  • Articles
  • Services
  • comments
  • Contact
     
    Abdullahmohmed
      • Home page
      • About
      • Articles
      • Services
      • comments
      • Contact

      comments


      • All
           

       《Waxaa sharaf weyn ino ah manta Inaa Heysano Arday aad so sartay Ustaad Abdullahi Mohamed hadii Aan nahay Bahda Caffe shop Magalada wana Kaga Mahadcelinenaa Ustaad Abdalla 

      Zakariya: Maamule- aroma coffee
           

       Sharaf aye ino tahay ina maanta heysano Arday aa so saartay Ustaad Hadda nahay bahda Elite entertainment and coffe jubba waxa ku leeenhy Mahadi haka gaarto🙏 

      Maslax: - Milkiile -Maamule elite
           

       Anigo ah maamulaha Bunspot waxan si fiican oo wanagsan ugu qanac sanahay sida macalin Abdullahi oo training nogu sameyey. Masha Allah waxa tahay qof xirfadaan barista nimada experience ku leh oo si professional ah u yaqaan dadkana u baro. Waku mahad santahay sida nola shaqeesay. 

      Cabdiraxmaan: Maamule -bon spot coffee
           

       Alxamdulilah alle mhd oo dhan u sugnaaty marka xigana macalin cabdalla waxaad eheed sxp io macalin qaali ah inta aad waxbarty ayaana ka shekeen karto wngsaga adiga io dhamaan team al camuudi alx xirfada aad i barty maanta ku shaqeystaa faceyna wax maweydiisto in aniga lee weydiyo mahne adiga ayaana ku mahdsan oo xirfadaas igu caawiye jir oo joog macalimu abdalla dhiirigiliyaha dhalinta somaliyed guleyso🙏🏻 

      Abdifitah mohamed bile: Barista-aroma
           

       Macalin wad ku mahsan tahay garabka isiisay maanta ina isku filnaado adiga ka dambeye oo ii hagar baxay . Macalim cabdulhi aad ba u mahsan tahay 

      Idiris axmed maxamed: Barista -bon spot
           

       Training aad puu ufiicnaa wax padana wan ka faaiday waxyaapo padana wan partay mahasadin macalin apdalla kaliya matihid macalin runtii waxaad tahay macalin dhiirigeliye iyo inaad ii sheegtay inan wax walpo sameen karo hadii aan isku dayo alxm manta waxaan awooda si kalsooni leh inaan ku shaqeesto anigon capsi igu jirin wana shaqeesta walipa so kalsooni leh mahadsanid in padan teacher cabdullahi🤍 

      Sabiriin zakarie mohamed: Barista_ aroma
           

       Macalin aad ayaad umahad santahay sida aad iigu dadaashay iina dhiirigalisay Alhamdullilah maanta waxaan ahay qof isku filan shaqeysta Waxaan u mahad celinayaa team Al.camuudi coffee Macalin abdulaahi mahamed, thank you 

      qaasim abdinur ali: Barista -bon spot
           

       Macalin bas madan ii aheen waxaad ahayd dhiirrigelintaydii. Maanta waxaan ahay qof isku filan oo shaqesta adigana waxaad tahay sababta. Macalin cabdullhi aad u mahadsan tahay 

      Nastexa axmed cali: Barista-dash coffee

       Waxaad ahayd qof dagan oo aqlaaqdiisa wanagsaneyd oo shaqadiisa si fcn u adkaa. Dadka si wanagsan ula dhaqmo, 

      Omar abdullahi: Maareyaha Qaabilsan Gaadiidka iyo Qorsheynta Kaydka.hyderabad
           

       Wxd thy qof mar wlba shaqadiisa diirad saara rabana inoo meel sare ka garo noloshiisa xirfadaadana aad ayey u sareysaa dhaqan aahaan wxd thy wnsgn guuleyso wll 

      Abdulkafi muhudin: Maamule- silver
           

       Waxaa farxad ii ah, inuu dalka joogo Mr. Abdullahi oo leh Qibrado kala duwan, kuna soo laabtay dalka si uu u garab istaago Ganacsiyadda cusub iyo sare uqaadida tayadda Bunka laga cabo Somalia asigo siinaayo xirfad tayo leh Aradada, sidoo kale Abdullahi waa isku xerka fursadaha shaqo iyo ardayga, ahna kormere iyo la taliye sare goobaha shaqada. MAHADSANID ABDALLAH! 

      Yusuf Kassim: Mamule Golden Cafe
        
      Abdullahmohmed
      Copyright © 2025 All rights reserved
      • Home page
      • About
      • Articles
      • Services
      • comments
      • Contact