1. Noqo hannaane (Be Proactive):


Ha noqonin mid ka jawaabaya oo keliya, laakiin noqo mid hannaane.



2. Qorshee ujeedadaada mustaqbalka (Begin with the End in Mind):


Ha ku soconin dad ujeedadiisu aaan kugu haboonayn. Raadi kuwii ujeedadiisu ku haboon yihiin kuwaaga.




3. Dareeje ugu horeeya (First Things First):


   Qaybi waqtigaaga:  


   - Degdeg leh oo muhiim (Urgent & Important)*l  


   - Muhiim laakiin aan degdegin (Important, Not Urgent)


   - Degdeg laakiin aan muhiimayn (Urgent, Not Important) 


   - Aan degdegin oo aan muhiimayn (Not Urgent & Not Important)




Fikradda Guusha Guud (Public Victory):




4. U fikir si ay guul wada noqoto (Think Win-Win)


5. Marka hore faham, markaas ku qanci (Seek First to Understand, Then to Be Understood)


Kor u qaado fahankaaga iyo dhageysiga (Empathic Listening). Ka fogow:  


   - Indha tir (Ignoring)


   - is barbar dhig (Pretending)


   - Xujo keliya (Selective Listening)


   - Faham erayada oo keliya (Word Listening)


   - Dhageysi isku duuban (Self-Centered Listening)




6. Wada Shaqeyn (Synergize):


Qof wada shaqeeya wuxuu ixtiraama kala duwanaanta. Mid aan wada shaqayn ayna ixtiraamin.



7. Cusboonaysii (Sharpen the Saw):


   Qofku waa inuu mar walba kobciya:  


   - Jidhkiisa (Physical)


   - Maskaxiisa (Mental)


   - Xiriirkiisa (Social/Emotional)


   - Naftiisa & ruuxiisa (Spiritual)